Wararka Soomaaliya

Xukuumadda Soomaliya Arin ku saabsan

Waxaa inoo suura gashay in aan ogaano lacagtii 50 Milan ahayd ee Sucuudiga  ugu deeqeen soomaaliya in ay soo gashay gacanta Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Xukuumadda Haddana ay ku jito Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Warku wuxuu intaas ku darayaa in Madaxda Maamulada Soomaaliya wasaarada hooda loogu baahan yahay in ay la yimaadeen qorshe cad oo ku saabsan waxa ay ku qabanayaan lacagtan deeqda ah ee qeebtooda Maamulada markii lagu wareejiyo.

Arintan ayaa waxaa laga yaabaa in culeys ku noqoto Madaxda Maamulada ka jira Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra,iisul wasaarihiisa ayaa waxaa la sheegayaa in ay la yimaadeen qorshe ka duwan madaxdii hore oo ah laxisaabtan

 

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top