Wararka Soomaaliya

Faa-Faahin ka soo baxday Weerar ka dhacay J/Dhexe

Diyaarado loo malaynayo in ay ka mid yihiin Maraykan ayaa shalay gelenkii denbe waxay duqeeyeen Deegmada Jilib ee Jubbada Dhexe.

Waxaa wararku ay sheegayaan in lagu dilay 81 ka mid ah Al-shabaab Sida Saraakiisha Hay,adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ay shaaciyeen iyo waliba wasaarada Warfaafinta Soomaaliya.

warar hoose oo Aan helnay ayaa  sheegaya in saraakiil shabaab ah lagu dilay weerarkaas.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top