Somali News

Xogmuhiim ah oo ay Heshay War baahinta Tusmo oo Ku saabsdan Saraakiisha Ciidanka Soomaaliya

Qaar ka mid ah saraakiisha Ciidanka  Dowladda federaalka soomaaliya qeebahooda kala duwan ee Soomaaliya ayaa la sheegay in lagu hayo Dabagal ka dib markii lahelay xog kus aabsan in ay jiraan saraakiil si hoose ula shaqeeya Al-shabaab.

inkastoo magacyada aan wali lahelin laakiin waxaa la shgeegayaa in la Tuhmay in ka badan 20 sar gaal oo ka tirsan ciidanka qeebihisa kala duwan sida Boolisska,Milatariga iyo nabad sugida.

Warkan ayaa waxaa si hoose inoogu xaqiijiyay Mid kamid ah Af hayeenada Dowlada federaalka soomaaliya oo naga codsaday in magaciisa la soo xiganin inta arinta ka soo shaacbaxeyso.

Warkana yaa waxaa uu imaanayaa iyadoo dhowaan qaar kamid ah ciidanka Alpha Group laga ceeriyay shaqadii ay ka hayeen ciidanka ka dib markii latuhmay in ay la shaqeetyaan Al-shabaab.

Wixii ku soo kordha kala soco Warbaahinta Tusmotimes.com

Latest News

To Top