Wararka Soomaaliya

Xog Muhiim ah Kuna saabsan Al-Shabaab

Wararka Aan ka heleyno deegaanada Ganboole iyo isgoys ayaa waxay sheegayaan in saraakiisha Al-shabaab ay ku raad joogaan dhalan yaro Shabaabka ka mid ahayen oo Magaca Al-shabaab  ku waas oo gaaraya 4 dhalan yaro.

Dhalan yaradaan 4 ah ayaa waxay ka mid  ahaayeen Dhalan yarada ku nooleed deegaanka isgoys waxaana wararka aan helnay uu sheegayaa in dhalan yaradaas ay ka carareen Tuulada isgoys.

Dhalanyarada ayaa waxay sameeyeen iyagoo adeegsanaya Magaca Al-shabaab dhaqaalo ka aruursaday shacabka ku nool deegaano farabadan oo ku yaala Gobolka Shabeelada dhexe.

ilaahadda lamahayo meel jaan iyo cirib ay dhigeen dhalan yaradaas

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top