Wararka Soomaaliya

Xog Muhiim ah Ka daalaco Tusmotimes

Ciidamada Amaanka Soomaaliya ee Xasilinta Muqdisho Saraakiishooda qaarka mid ah oo si hoose ula hadlay Tusmotimes.com ayaa waxay inoo sheegeen in Magaalada Muqdisho laga baadi goobayo sedax Gaari oo mid kood uu yahay Gaari Cara gidis ah oo qaraxyo laga soo buuxiyay la soo galiyay Muqdisho.

Saraakiisha ayaa waxay intaas ku dareen in xogta ay heleen ay sheegayso degmooyinka wadajir,dharkeenlay,dayniile iyo hodan ay ku kala jiraan Gawaaridaas.

Waxay intaas warkooda ku dareen in ay ku han weynyihiin in ay soo qabtaan gawaaridaas.

Wixii ku soo kordha kala soco Tusmotimes.com. 

To Top