Wararka Soomaaliya

Xog ku saabsan Taliyaha Hay,adda Nabad Sugidda Soomaaliya

War uu si hoose uhelay Wargayska Tusmotimes.com ayaa sheegaya in galabta loo badinayo in lamagacaabo Taliyaha Hay,adda Nabad sugidda Soomaaliya oo mudo qaadatay cida loo magacaabilahaa.

Warku waxaa uu intaas ku darayaa in uu ka imaanayo dhanka Maamulka Jubbaland waana nin dhalan yaro ah sida aan xogta ku helnay.

wixii faa-faahin ah kala soco webka Tusmotimes.com

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top