Somali News

Xog ku saabsan Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa si hoose ugalay arinta khilaafka ee Ka taagan galmudug sida aan ka soo xiganay qaar ka mid ah Siyaasiyiinta gobolkaas.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu taleefon kula hadlay siyaasiyiin ku howlan arintan Galmudug in ay qaboojiyaan siyaasadda.

Farmaajo ayaa waxaa la sheegay in uu lahadlay Musharax ladoonayay in lagu bedelo Axmed Ducaale Geele Xaaf  musharaxaas ayaa waxaa lagu magacaabaa qoor qoor.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa warku waxaa uu intaas ku darayaa in qoor qoor uu u sheegay in uu yara hakiyo intii laga xalinayo khilaafka ol olahiisa.

 

To Top