Wararka Soomaaliya

Xildhibaan ku Geeriyooday Muqdisho

Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Cusman oo ka mid ahaa Baarlamanka Maamulka Galmudug ayaa saaka ku geeriyooday isbitaalka Degfeer ee Muqdisho.

Xildhibaanka ayaa waxaa la sheegay in xanuun dhanka wadnaha ah uu ku soo booday.

Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Cusmaan ayaa u geeriyooday xanuunka wadnaha.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top