Uncategorized

Xaaf oo xaaladda Sii Xumeeyay

Madaxweynihii xilka laga qaaday Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa xalay saqdii dhexe Soo saaray war saxaafadeed uu ku sheegay in uu xiran yahay garoonka diyaaradaha ee Cadaado.

Dulimaadkii imaanayay Magaalada cadaado ayaa hada waxaa uu yahay mid istaagay oo aan shaqeynaynin ka dib war qadii ka soo baxday xaaf

Haddaba Sharci mayahay war saxaafadeedka xaaf soo ma,ahan mid uu ku sii cara galinayo Baarlamanka Galmudug ee Xalka ka qaaday iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya

Dhinaca kale Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaaladaas ay gaaraan qaar kamid ah golaha wasiirada Soomaaliya iyo xildhibaano wararka qaar ayaa waxay intaas ku darayaan xaaf sababta uu u joojiyay duulimaadkii cadaado in ay kow ka tahay wafdiga labaad ee dowladda Soomaliya ka socda ee kuna socda Cadaado in uu war saxaafadeedka ku wajahan yahay.

Hoos ka Akhri war saxaafadeedka

To Top