Wararka Soomaaliya

Waxaa la soo gabagabeeyay Shirkii Kismaayo

Waxa Goordhaw Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose,lagu soo gabagabeeyay Shirkii Madaxda Maamul Goboledyada Dalka ugu socday  kismaayo Muda Saddaxda Maalin ah,Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Jubbaland.

Shirkaan ayaa waxa ka qeyb galay Shanta Madaxweyne ee Maamul Goboledyada Dalka ka Jira.

waxayna Shirkaas ugu hadlayeen sidii Khilaafka ka dhexjira Dowlada dhexee iyo Madaxda Maamul Goboledyada loo xalin laha,waxana Dood dheer kadib ay isla gareen arrimo badan oo Xal u,ah arintaas looga gaari karo.

Goordhaw  filo War-murtiyeedka ka soo baxay Shirkaas.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top