Wararka Soomaaliya

Wax qabadka dowlada ishii Buktaay ku Bikacso

1: la dagaalamka musuqmaasuqa wxaana taa cadeeyay santuuqa lacagta aduunka iyo wasiirka gaashaandhiga Mareekanka 2: mushaar qaadashada shaqaalaha dowlada 3: hirgilinta dhismaha ciidan qaran.

4: shaqeenta garoonka xili habeen ah 5: soo deenta maxaabiis dalka dibadiisa sida maxaabiistii ku xirneed ithoobiya siishalis iyo kuwa hindiya oo la sugayo bishaan in shaaAllaah 6: qilaaf laanta madaxda dowlada.

7: isku xirnaashada dowlada iyo shacabka iyadoo la tix raacaayo hadaladii mw Farmaajo iyo rw Kheere oo ahaa issla xisaabtan dhab ah 8: mashaariico dalka laga fulinaayo sida dowlada qatar oo balan qaaday lacag gaareeso 200milyan$ dhismaha wadada isku xirto.

Muqdisho, Afgooye Muqdisho, Jowhar iyo dowlada mareekanka oo dowlada ku caawisay lacag dhan 300milyan$ si loo gaaro dowladnimo buuxdo 9: dardargalinta doorashada 2021 si loo gaaro qof iyo codkii iyada oo taa la fulinaayana wxaa la sameeyay diiwaan galinta xisbiyo ku meel gaar ah kmg 10: joojinta fara galinta shisheeye 11: wanaajinta xiriirka arimaha dibada 12: soo celinta qabkii iyo sharafkii Soomaalida ka lumay iyada oo taa laga duulayana Soomaalida cusub waxay ku guuleesteen Diidistii go’doomintii Qatar ay go’doomiyeen wadamada Acuudi carabiya iyo Ilmaha carabta waa magacyo aan U aqaan.

Dhexdhaxaadintii dowlada sotSuudaan iyo mucaaradka ka soo horjeesashadii go’aankii dowlada Mareekanka ay ugu aqoonsatay Qudus caasimada yahuuda Ka hadlitii xasarada u dhaxeeso Mareekanka iyo Waqooyiga Kuuriya 13: cafintii inta badan deemihii lagu lahaa Soomaaliya taa badalkeedna IMF-tu wxay balan qaaday in Soomaaliya la siin doono deeqo.

14: dhismaha wadooyin muhiim ah sida wadada sodonka 15: bilaabida ka bixida ciidamada amisoon 16: sugida amniga oo sidii hore ka soo hagaagay 50% lkn wili aan Gaarsiisaneen halkii loo baahnaa in kastoo dadka ku sugan caasimada ay soo xasuusteen waagii nabada 17: Garab istaaga dadka Masaakiinta ah iyada oo la tix raacayo ololihii mw Farmaajo uu ku galay doorashada dad badan oo aan awoodin caafimaad dibadeed ayaa loo diray dibada Alle ka sagow mahad buuran haka gaarto Gadoomiye Thaabid Abdi Mohamed 18: hishiiskii galmudug iyo maamulka gabalada dhexe.19 Gurmadkii abaaraha 20 soo celinta hawada Soomaaliyeed oo 27 sano marti ku eheed Neerobi.

                                       Xuquuqda qoraalka Waxaa leh qoraa sare Nasib__Farotol

 

 

 

 

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top