Wararka Soomaaliya

War Deg Deg ah oo Hadda Soo Dhacay

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelada Dhexe deegaan ka mid ah ayaa sheegaya in duqeyn ka dhacday halkaas lagu dilay Af hayeenkii Al Shabaab Cali Macamuud Raage Cali Dheere.

Deegaanka la duqeeyay ayaa waxaa uu u dhaw yahay deegaanka Basra oo dhowaan Shabaab dagaal ay kula wareegeen.

Duqeynta ayaa waxay dhacday duhurnimadii Maanta waxaana wararka ugu badani sheegayaan in halkaas ay ku geeriyoodeen ku dhowaad 20 maleeshiyada shabaab ah oo uu ku jiro Af hayeenka Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere.

Wixii Soo kordha kala soco Tusmotimes.com In Shaa Allah.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top