Wararka Soomaaliya

Shil Sababay dhimasho iyo dhaawac oo Ka dhacay Gobolka Nugaal

Gaari Nooca Baashaalka ama Raaxada loo qaato ayaa waxaa uu marayay Xaafad ka mid ah Degmada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal ee Mamaulka Puntaland.

Gaarigaas ayaa waxaa saarnaa haween iyo Rag waxaana la sheegay in uu ka dhacay dal cad dheer oo wadada ku taala.

Darawalka ka xeenayay Gaarigaas ayaa dadka degmada waxay war gayska Tusmotmes.com u sheegeen in si xad dhaaf ah uka xeenayay gaariga.

Dhimashada ayaa waxaa la xaqiijiyay 3 kamid ah rakaabkiis aarnaa Gaariga Dalcada ka dhacay,dhaawacana uu intaas ka badan yahay.

dadka dhintay waxaa ku jira Haween saarnaa Gaariga gaariga,dadka dhaawaca ah ayaa waxaa lagu soo waramaya in xaaladooda uu yahay mid Culus.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top