Somali News

Saraakiisha Amaanka Maamulka Puntland oo Soo Bandhigay Saraakiil Ay ku Qabteen Howl Gal

Howl gal Maanta siwada jir ah ay usameeyeen Ciidamada Amaanka Maamulka Puntland iyo kuwa Galmudug ayaa waxaa uu ka dhacay xaafada Baraxle ee Koonfurta  Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Waxaana lasheegayaa in saraakiil shabaab ah iyo ciidankooda lagu soo qabtay Howl galkaas ka dhacay xaafada Baraxley.

Cabdi risaaq Xuseen Tahliil oo loo yaqano ina Calool geel ayaa la sheegay in uu yahay sargaal shabaab ah iyo ciidankiisa

Latest News

To Top