Somali News

Saraakiish Shabaab oo ugoodiyay Soomaalida Ku nool Dalka Kenya

War ka soo baxay Saraakiisha Al-shabaab ayaa waxaa lagu shegay in ay dilayaan oo ay laynayaan cid kasta oo soomaali ah kana qeeb gasha Doorashada Bisha Soo socota ka qab soomaysa Dalka kenya.

Shabaab ayaa waxay warkooda intaas ku dareen in ay joogaan dalka kenya ayna ka war hayaan sida ay wax u socdaan awoodna ay uleeyhiin cidii ay doonaan in ay dilaan.

Warkan ka soo baxay shabaab ayaa waxaa uu u,egyahay mid lagu cabsi galinayo soomaalida ku nool dalka kenya oo isku diyaarinaya in ay codadkooda ka dhiibtaan Doorashada.

Alshabaab ayaa waxay dhoor jeed weeraro ka gaysatay Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.

Latest News

To Top