Wararka Soomaaliya

Ra,iisul Wasaaraha oo Booqday Hoyga Senator Cabdi Qaybdiid

Ra,iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Maanta Booqday Hoyga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qabdiid oo Shalay ay Weerareen Ciidan ka mid ah kuwa ay Tababareen Imaaraadka.

Xasan Cali Khayre ayaa ugu ulaab qaboojiyay Cabdi Qaybdiid in Cadaaladda lamarsiinayo 40 Askari oo ay Ku jiraan Saraakiil islamarkaana loo xiray dhacdadaas.

Ra,iisul Wasaaraha ayaa mid mid ugalay qolalka Guriga uu ka kooban yahay.

Waxaa si wadajir ah ulakulmay qoyska Senator Cabdi Qaybdiid wuxuuna usheegay in dhamaan Madaxda Dowladda Federaalka ay ka Damqadeen falka lagula kacay Tilaabo lamahadiyana ay qaadi doonaan.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top