Opinions

Qabiil iyo qaran:Qormadii siyaasi Cali Daacuun

“Qabyaaladdu” waa Dulmi iyo Horumar La’aan
Sidaa Waxa Yiri siyaasi Cali Daacuun, dhibta iga soo martay wey yartahay qof ay soo martay
Sidaas awgeed kolkaan arkay in aanay La’hayn
Faaiido, waxaan Go’stay Inaan ku Tilmaamo
Qabyaaladda waxaa ugu Liita oo la aamino inay
Tahay( Qabyaaladdu waa Cadowga Nolosha)

2.xulashadii u dampeysey Golaha Shacabka qof ka murmi karra sidii lagu soo Xulay Baarlamaanka ,ma Jirto waa wax aynnu ka warqabnno, Balse waxaad mooddaa inay qarankii soomaaliyeed ka dhigteen wax iyaga u
Rahman, oo sida dantoodu ku Jirto mooyaane
Aanay marnabba ilaalin ( sharciga oo ah kan ka
Sareeya qof kasta oo soomaali ah.

3.dawaddii uu Hogaaminayey Xasan Sheekh waxay ka Tagtay ( qodax Badan) oo khatar ku
Ah qaranimada Haddii ay Tahay Heshiisyo ay
Gashay Hadana aaney Keenin Baarlamaanka,
Xildhibaanadu wey awoodi kari waayeen in ay
Yiraahdaan Ha la keenno Baarlamaanka Heshiisyadii ( SALDHIGYADA) Meleterri Balse
Waxaa Wakhtigu kaga Lumay inay ( Mooshin ka) keenaan ( Labbo Raisul wasaare) yaa Gabay shaqadiisii waa ( Baarlamaanka)

Maanta Mudanayaasha Qaarkood Maxay Rabaan ? Dawlad aan u dhamaan ( Hal.sanno)
In ay Xag xagtaan waxa keenaaya ( mooshinadii ay madaxweynayaashu dabada
Ka riixi jireen ee dhaqaalaha Badan lagu luminjirey ayaa meesha laga saaray, wuxuuna
Farmaajo la yimi in uu awooddii Fulinta Farta ka saarro raisul wasaaraha waana sida dastuurku qabbo Awoodda ( Fulinta waxaa is ka Leh w.kowaad,

4.xildhibaanada Mucaaradka ah sida Faarax cabdi qaadir waxa uu rabbo umadda soomaaliyeed ayaan u dhaafayaa waa ( shakhsiga) Laba raisul wasaare loo ololeeyey
In lagala Noqddo Kalsoonida waa shakhsiga
Qudha inta laga Bedeley wasaarad loona bedeley wasaarad yiri waa in la eryaa oo laga
Qaadaa ( Xilka raisul wasaare) Taariikh Madow
Ayuu Dalka ku leeyahay Faarax cabdi qaadir.

5.mudanayaasha Isku Tolay shaadh Leeg ee yiri xildhibaanka xasaanad lagama qaadi karro
Macneheedu waa AK.47.ayaannu sidanaa qof
Iyo maxkamad, Sharci midna ma ogolin iyadana Taariikhda ayaan u dhaafayaa Jawaarri
Iyo Xertiisa,

6.Garan maayo Sharciga qabanaaya Muwaadinka, diideyna inuu qabtto Xildhibaanka waa wax aad loola yaabbo, oo u
Baahan in wax laga qorro laguna shaaciyo
Warbaahinta madaxa banaan iyadoo laga duulaayo Xildhibaan Noo sheeg Sida sharcigu
Kuu qabanaayo ( Kuna waaye kartid Xasaanadda) Nasiib Darro, Nasiib darro, u soo
Hoyatey umadda soomaaliyeed weeye?

7.soomaaliyey sharciga iyo xildhibaanka yaa
Sareeya? Bal weydiiya?
8.soomaaliyeey Bal weydiiya Maxaad Curiseen
O0 sharci Noqon karra?
Soomaaliyey weydiiya ( muwaadin yaa ah)
Maxaase qalbidhagax ugu Tilmaanteen muwaadin, Xeerilaaliyahana Itoobiyaan waa
Aqoon darro,Soomaaliyey weydiiya xildhibaanka Garsoorka Iyo Baarlamaanka yaa
Sareeya? Mise waad Simantihiin? Siyaasi Cali
Siyaasi Cali Axmed Cali Daacuun

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top