Wararka Soomaaliya

Natiijo Hor dhac ah Codbixintii Soomaaliland

Xisbiyada Soomaaliland ee Ku tartamay Madax tanimada Soomaaliland ayaa warar uu si hoose uu uhelay Waregayska Tusmotimes.com  waxaa uu sheegayaa in lakala Adkaaday in kastoo wali Gudiga Kumishinka Aaney Ku dhawaaqin Natiijada.

Xisbiga Wadani wuxuu helay Codad gaaraya 289.000 oo Cod.

Xisbiga Kulmiye waxaa uu helay Codad dhan 252.000 oo Cod.

Halka Xisbiga Ucid uu helay Codad gaaraya 40.000 oo Cod.

Waxaa meesha ka cad in uu guuleystay Xisbiga Wadani oo uu usharaxnaa Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi Ciro.

Labada Xisbi ee kale waxaa u sharaxnaa Kulmiye ee Talada haya Col-Muuse Biixi Cabdi Halka Xisbiga Ucidna uu u sharaxnaa ENG Faysal Cali Xuseen Waraabe.

Waxaa soo baxaysa in Muuse Biixi uu soo jeediyay in lagu laabto Tirinta Codadka.

Faysal Cali waraabe Wali wax war ah kama soo Bixin.

Wixii Ku soo kordha kala socda insha,Allaah Tusmotimes.com

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top