Wararka Soomaaliya

Munaasabad Maanta ka Dhacday Muqdisho Daawo Sawirada

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka dhacday Munaasabadda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Maanta ku beegneed Xiligii la,aas aasay Sanadkii 1965 10-February Maanta oo kale.

Munaasabadaas oo lagu soo Bandhigay Gaadi kacayaar ayaa waxaa ka qeebgalay Xildhibaan, Wasiiro iyo Siyaasiyiin.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo goobta hadal ka jeediyey ayaa waxaan uu sheegay in Munaasabaddan ay tahay mid ku weyn Umadda Soomaaliyeed.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Xuseen Xasan Cismaan oo asna Xaflada hadal ka jeediyey ayaa hambalyo u diray Ciidanka Badda Meel kasta oo ay joogaan iyadoo maanta u dabaal degayey sanad guuradii 53-aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka Badda soomaaliya

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top