Somali News

Mukhtaar Roobow oo Amaankiisa lala wareegay

Mirkii uu ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho Mukhtaar Roobow waxa amaankiisa lawareegay ciidamada amaanka ee soomaaliya gaar ahaan kuwa madaxtooyada soomalaiya.

Mukhtaar ayaa hada waxaa lagu hayaa madxtooyada soomaaliya guri ku yaala sida aan wararka ku helanay.

Waxaa lafilayaa in saacadaha soo socda ay war baahinta lahadlaan madaxda dowlada federaalka soomalaiya iyo Mukhtaar roobow si loo cadeeyo dadaalka dheer ee dowlada fedeeraalka soomaaliya ay u gashay keenidi Muqdisho Mukhtaar.

Dhanka kale waxaa la sheegayaa in Mukhtaar uu cadeyn doono hadafkii shabaabka iyo wixii ay usku maan dhaafeen iyo hada wixii ka danbeeya Mukhtaar waxa uu ku dhaqaaqayo.

Latest News

To Top