Local

Masuuliyiinta ONLF ee Minnesota oo War Saxaafadeed ka soo saaray dhiibistii Qalbi Dhagax – Video

Masuuliyiin ka tirsan ONLF ayaa maanta war saxaafadeed ku qabtay gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka. War saxaafadeedkan ayaa waxay masuuliyiintu uga hadleen go’aankii ay Dowaladda Soomaaliya ay ganacta ugu gelisay Dowladda Itoobiya Sarkaal C/xakiin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax).

Haddaba war saxaafadeedkii oo dhamaystiran ka daawo video. Wixii akhbaar dheerad ah ee ku soo kordha arrinta la xiriirta dhiibitaanka Sarkaal C/xakiin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) kala soco Tusmo. 

 

Xigashadda video-ga: Sahan Studio

Latest News

To Top