Somali News

Magaalada Muqdisho oo laga dareemayo Diyaar garowgii maalinta Ciidda, Daawo sawiradda

Suuqyada ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dareemayaa Mqshquulkii ugu xooganaa oo ku saabsan xaga diyaar garowga Ciidul Fidiliga.

Suuqa bakaaraha,suuqa Bacaad,suuqa Xamar weyne,suuq boocle iyo suuqa weyn ee madiina.

Ganacasatada dharka iyo kabaha ayaa aad xarumahooda looga dareemayaa mashuulkaas.

Dhanka kale Ciidamada Amaanka ee soomaaliya ayaa waxay ku jiraan dhankooda sugida amaanka Muqdisho.

 

 

Latest News

To Top