Wararka Soomaaliya

Magaalada Garowe oo Marti Galinaysa Munaasabad

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa looga diyaar garoobayaa soo dhowaynta Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo markisii ugu horaysa tegaya Puntland Waxaa Jidadka magaalada Garoowe lagu dhejiyey boorar uu kuyaalo sawirka Madaxwynaha dalka oo halku dhigiisu yahay Mudane kusoo dhowow dhulka uduga Puntland’  Barxadda garoowe.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top