Wararka Soomaaliya

Madaxweyne Mar Talada Dalka Soo Qabtay oo Ka Hadlay Xaalada Dalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan oo Ku Sugan Dalka Masar ayaa u ugu baaqay sahacbka Soomaaliyed, Mucaaradka iyo dowlada in laga wada shaqeeyo dowladnimada iyo Midnimada ummadda.

Waxaa uu si gaar ah ugu baaqay Siyaasiinta Mucaaradka ah in ay la yimaadaan aragti wax dhisaysa oo hadii ay khaladaad jiraana ay dowlada saxaan, balse aysan Soomaaliya u baahnayn waqitgaan mucaarad ay gadaal ka riixayaan dalal shisheeye oo ku shaqeeynaya aragti Dal burburin iyo dowlad diidnimo ah.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top