Wararka Soomaaliya

Madaxweyne Farmaajo oo hadiyad loo siiyey Faras: Daawo Sawiradda

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu booqasho ku gaaray Degmada Qardho ee Gobolka Bari waxaa halkaas ku soo dhaweeyay Shacabfarabadan.

Waxaa safarka Madaxweynaha ku waheliya Madaxweynaha Mamaulka Puntaland Cabdi wali Gaas Markii ay dhameeyeen Khudbada hoodii ee ay u jeedinayeen Shacabkaas ayaa waxaa Madaxweynaha loo soo galbiyay Meeshii loogu tala galay oo ah Goob lagu gudoonsiiyay Faaras iyo Dharka Hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed Waxaana Gudoonsiiyay Boqor Burhaan Boqor cusmaan  daawasho wacan.

 

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top