Somali News

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xaaf Xog Ku saabsan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxaa lasheegay in uu Taleefoon kula hadlay Axmed ducaale geele Xaaf  oo Baarlamanka Galmudug Xilka ka qaaday.

Xogta ayaa waxay intaas ku daraysaa in Xaaf uu Taleefoon u soo diray farmaajo ka dibna Kooxda qaabilsan Barti koolka ay ugudbiyeen Madaxweynaha kadibna sidaas lagu wada hadlay.

Xog tan ayaan waxaan ka helnay Qaar ka mid ah Baarlamanka Maamulka Galmudug gaar ahaan kuwa taabacsan xaaf iyo kuwa ka soo hor jeedaba.

Labadan Mas`uul ayaa waxay kawada hadleen dejinta xaaladda kacsan ee Galmudug.

Siyaasadda Galmudug ayaa hadda waxay mareysaa Meeshii ugu xasaasisaneed.

To Top