Wararka Soomaaliya

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland oo Gaaray Jabuuti

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gaadhay magaalada jabuuti, iyada oo halkaasi ay ku soo dhaweeyay dhiggiisa waddanka DJabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxweyne Biixi ayaa soo dhawayntii ugu balaadhnayd kala kulmay masuuliyiinta wadanka Djabuuti, waxaana uu safarkani noqonayaa kii ugu horeeyay uu dalka dibediisa ugu baxo tan iyo intii la doortay.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top