Wararka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Magacaabay Xil Cusub Akhri Dikreetada

Shariif Xasan Sheekh Adan Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Dikreeto ku Magacaabay Wasiira Dowlaha Wasaaradda Owqaafta iyo Arimaha Diinta,kadib War qad ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mundane Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Wasiira Dowlaha Wasaaradda Owqaafta iyo Arimaha Diin Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa loo Magacaabay Mudane Osmaan Bube Yuusuf Rooble.

Hoos ka Akhri Dikreetada Madaxweynaha.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top