Wararka Soomaaliya

Maamulka Somaliland oo fariin u diray dowladda Soomaaliya

Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ku soo xad gudbin deegaanadda maamulkaasi.

Dr. Sacad Cali ayaa tilmaamay in ay jirto xuduud u dhaxeysa Soomaaliland iyo Soomaaliya, loogana baahan yahay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay xadkeeda ku ekaato.

Wasiir Sacad ayaa Socdaalka wasiirka qorsheynta dowladda Soomaaliya uu ku gaaray gobolka Sanaag ku tilmaamay mid carqalad u keeni kara wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland.

Hadalkan ayuu wasiir Dr. Salad Cali Shir ka sheegay magaalada Hargaysa ka dib markii uu iskugu yeeray bahda saxaafadda iyo warbaahinta ee magaalada Hargaysa ka howlgala.

 

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

Latest News

To Top