Wararka Soomaaliya

Kolanyo Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo Qarax la kulmay

Gawaari Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo Marayey inta udhaxeysa isgoysaka Ex Koontarool Af Gooye iyo Haanta dheer dhanka Wadada War shadaha ayaa mid ka mid ah Kolanyada lakacday Miino wadada dhinaceeda ku Aasneed sida ay Tusmotimes. Com usheegeen shacabka ku sugan halka ay wax ka dhaceen.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay Afar Askari sidoo kale Sedax Arday oo goobta maraysay ayaa dhaawac uu soo gaaray.

Halkaas waxaa saacad uxirneed Ciidankii lakulmay qaraxa.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top