Wararka Soomaaliya

Faa-faahin ku soo korortay qarax maanta ka dhacay Buulo-Burde

Wararka ka imaanaya magaalada Buula-burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada ammaanku ay dad u qab qabteen qarax miino oo maanta ka dhacay duleedka bari ee magaalada, gaar ahaan wadada isku xirta garoonka diyaaradaha iyo magaalada Buula-burde, sida ay inoo sheegeen ila wareed yadeena jooga Degmadda Buula-Burde ee Gobolka Hiiraan.

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa ku geeriyooday labo askari oo ciidanka Jabuuti ah, halka labo kamid ah ciidanka Soomaaliya ay ku dhaawacmeen. Wixii warbixin dheeraad ah ee ka soo baxa qaraxan ka dhacay Buulo-burde kala soco Tusmo Times. 

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

Latest News

To Top