Wararka Soomaaliya

Faa-Faahin ka soo baxaysa dil ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya Magaalada gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in lagu dilay Xaafada Garsoor Askari Maamulka Puntaland ka tirsanaa.

Waxaana warku intaas ku darayaa in ay baxsadeen shakhsiyaadkii dilka ka danbeeyay.

Qaar ka mid ah shacabka Xaafadda Garsoor ee Magaalada Gaalkacyo oo lahadlay Tusmotimes.com ayaa waxay sheegayaan dadka wax dilay in ay ahayeen 3 qof oo bistoolado ku hubaysanaa.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top