Wararka Soomaaliya

Faa-Faahin ka soo baxaday Qaraxii Gudoomiye ku xigeenka Hiliwaa

Wararka soo kordhay qaraxii saaka ka dhacay degmada hiliwaa ee Gobolka Banaadir  ayaa waxaa uu sheegayaa in Gudoomiye ku xigeenka Degmada hiliwaa Cabdikaaraan uu ka badbaaday qaraxa.

Xiliga qaraxa uu dhacayay ayaa waxaa wararku sheegayaan in Gudoomiye ku xigeenka Degmada Hiliwaa Cabdikaaraan uusan Saarneen gaariga.

Qaraax waxaa ku dhintay qaar ka mid ah ilaaladiisa qaarna way ku dhaawacmeen Sida aan xogta ku helnay.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top