Wararka Soomaaliya

Duqeyn Markale Ka dhacday Shabeelaha Hoose

Diyaarad nooca Aan duuliyaha lahayn ayaa Daqiiqado ka hor duqeysay Tuulo kutaala Koonfurta Muqdisho,waxaana intaas dheer Goobta laduqeeyay waxaa lagu sheegay in ay degan yihiin Al-shabaab.

Wararka qaar ayaa sheegaya in saraakiil shabaab ah lagu dilay duqeyntaas.

Deegaanka la duqeeyay ayaa waxaa lagu magacaabaa Farsoole

Duqeyntan ayaa waxay ka mid tahay duqeymaha Mararka qaar ka dhacay Soomaaliya.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top