Wararka Soomaaliya

Dilal Caawa ka dhacay Muqdisho

Waxaa Caawa Fiidkii Degmada Xamarweyne ka dhacay Dilla Kala Kaladuwan.

Dilalka ayaa waxay ka dhaceen Xaafada lagu Magacabo Koodka Labo Wiil oo dhalanyaro ah ayay ahaayeen waxa ladilay.

Iskumar ayaa ladilay labaad wiil Islamana joogin oo qofba halkii uu joogay ayaa lagu delay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in labada wiil ay wada dhasheen.

lamana oga waxa ay ahaayeen labada Wiil ee la dilay iyo cidda ka dambeysa dilkooda,waxaana Goobta ka baxsaday dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Ciidamo farabadan oo ka tirsan Ciidamada Booliska degmada Xamarweyne ayaa haatan wada howlgallo dhalinyaro farabadan lagu qabqabtay.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top