Wararka Soomaaliya

DEG:DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Huruwaa ayaa wararku waxay sheegayaan in Qarax lala beegtay.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa la warinayaa in uu ka badbaaday weerarkaas.

Waxaa qaraxa ku dhintay labo Askari oo ka mid ah ilaalada Gudoomiye ku xigeenka Degmada Huruwaa.

Halka sedax kelana ay ku dhaawacmeen.

Dhinaca kale waxaa wararku intaas ku darayaan in Gudoomiye ku xigeenka uu dhaawac soo gaaray.

Wixii soo kordho lasocda insha, Allaah

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top