Wararka Soomaaliya

Deganaashaha Xamar iyo Damaashaadka Xeebaha Muqdisho

Xaalada Amaan ee Muqdisho ayaa degan Bilooyinkan Mar haddii uu xaalka uu degan yahay Shacabkana waxay dareemaan neecaaw deganaasho ka dibna waxay udamaashaad tagaan Xeebaha ku hareeraysan muqdisho sida xeebta liido,sajiisra iyo kuwo safar dheer u,aadaan sida Dekadda Ceel macaan oo kale.

Todobaadkan waxaan Booqasho ku aadnay haddii aan nahay bahda Wargayska Tusomtimes.com xeebta Ceel macaan ee Dhanka Bari ee Muqdisho.

Waxaana halkaas ku araganay dad farabadan oo usoo dabaalasho tagay xeebtan waxayna wataan wixii maalinkaas ay cuni lahaayeen.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top