Somali News

Saraakiil Ajanabi ah oo ka Goostay Al-Shabaab

War soo gaaray xafiiska war qabashadda Wargeyska Tusmo ayaa sheegaya in Saraakiil Ajanabi ah oo ka tirsanaa Al-shabaab ay ka baxsadeen ku waa soo u baxsaday Dhanka kenya.

Saraakiishan ayaa Waxay Markoodii horba u dhasheen Dalka kenya Wxayna iskuuga jiraan Soomaali iyo kenyaan Rasmi ah sida Magayacyadooda ka muuqata.

Sababata keentay in ay ka baxsadaan shabaab ayaa waxaa la gu sheegay in ay ka baqeen in si hoose loo dilo oo shabaab laf,ahaantooda ay dilaan ama ay shir qoolaan oo diyaarado lagu dilo.

Warkale waxaa uu sheegayaa in isku dhac ka jira Saraakiisha Sar sare ee shabaab dhaxdooda uu ka taagan yahay awgeed nafta siin waysay in Shabaab ay ka sii mid ahad ahaadaan.

Tirada Ragan ayaa waxaa ka loo la sheegayaa in ay gaarayaan 10 saragaal laakiin hada la,arkay oo kaliya lixdaan oo Magacyadooda ay kala yihiin sidan

1-Axmed Iman Aka Abuu Zinra

2-Erik Achayo

3-Juma Ayub

4-Habib Koranyo

5-Mohamed Muse

6-Mohamed Tajir

Saraakiishan lixda ah ayaa hada waxay joogaan Magaala Xeebeedka ee Laamuu ee Dalka Kenya

Arintan ayaa waxaa la leeyahay waxay walaac xoogleh ku abuuraysaa Saraakiisha kale ee Ajanabiga ah ee Shabaabka kujira

 

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

Latest News

To Top