Somali News

Deg Deg Wasiirka Gaashaan dhiga Soomaaliya oo kulan ku laleh Xudur Mukhtaar Roobow iyoDiyaarad Loo diray Xudur

Wararka aan ka heleyno Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa waxa auu sheegayaa in saaka Mukhtaar Roobow Cali uu Gaaray Halkaas ka dibna meeshaas ay shelay wada gaareen Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiekh Aadan iyo Wasiirka Gaashaan dhiga Soomaaliya  Cabdi Rashiid C/llaahi Maxamed.

Mukhtaar Roobow ayaa waxaa uu gaaray xudur saacada markii ay ahayd 10:00 barqanimo ee maanta waxaana halkaas ku soo dhaweeyay wasiirka gaashaan dhiga iyo shariif Xasan.

Dhinaca kale waxaa magaalada muqdisho ka duushay diyaarad qaas ah oo loo diray Mukhtaar roobow si Muwqdisho loogu soo qaado.

Ciidamadii uu xukumayay Mukhtaar ayaa intabadan waxay hada ku sugan yihiin deegaanka Abal ee Gobolka Bakool.

Mukhtaar markii uu yimaado xamar aya awaxaa lafilayaa in shir jaraa,id ku qabto Muqdisho si uu u cadeeyo hadafkiisa

Comments

comments

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
Seo wordpress plugin by www.seowizard.org.