Somali News

Deg Deg in kabadan 10 wasiir oo ka mid ah wasiirada Maamulka Hir-shabeele oo iscasilay

wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ayaa waxay sheegayaan in 12 wasiir oo kamid ah Golaha wasiirada maamulka hir shabeele ay iscasileen.

Waxaana wararka intaas ku darayaan in sababata ugu weyn ay tahay mooshinka laga diyaariyay Madaxweynaha maamulkaas Cali Cabdulaahi cosoble

Comments

comments

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
Seo wordpress plugin by www.seowizard.org.