Somali News

Deg Deg Diyaaradii waday Mukhtaar roobow oo soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho

Waxaa diyaarada ay keentay  Wasiirka gaashaan dhiga Soomaaliya Cabdi rashiid Cabdulaahi Maxamed,Taliye ku xigeenka hay,ada nabad sugida iyo sirdoonka soomaaliya Cabdalla Cabdalla,Wasiirka Amniga Maamulka koonfur Galbeed ee somaaliya Xasan xuseen Maxamed Xasan eelay iyo Mukhtaar Roobow Cali.

Waxaa loo Galbiyay Mukhtaar Madaxtooyada soomaaliya waxaana lafilayaa in saacadaha na soo aadan Mukhtaar uu lahadlo warbaahinta.

Hadal haynta Muqdisho ayaa maanta waxaa uu ahaa warka Mukhtaar Roobow Cali

Latest News

To Top