Uncategorized

Deegaano ka mid ah Shabeelaha hoose oo cabsi laga Dareemayo

Degmada walaweyne ee Gobolka shabeelaha hoose wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in deegaano kamid ah shabeelaha hoose lagu arkay diyaaroado jiwi hoose ku duulaya.

Shacabka Kunool Halkaas qaar ka mid ah oo la hadlay Tusmotimes.com ayaa Waxay sheegayaan in ay ka cabsi qabaan in dhibaato ka soo gaarto duqeymaha.

Deegaanada ay maamulaan A-shabaab ayaa waxaa inta badan la arkayaa in duqeymo ay ka dhacaan iyadoo wax yeelo ka soo gaarto dadka rayidka ah.

To Top