Wararka Soomaaliya

Daawo sawirada garoonka diyaaradaha ee Garowe oo maanta Madaxweyne farmaajo uu xariga ka jaray

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka sida caalamiga ah loo dayactiray ee Garowe ku yaala.

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi ayaa amaanay Shacabka Puntland iyo madaxdooda sida ay ugu dadaalayaan Hanaanka Dowladnimo.

Waxaa xafladaas ka qeeb galay Siyaasiyiin,Xildhibaano,wasiiro,Odayaal dhaqameed iyo Saraakiil Ajaaniib ah.

Garoonka Diyaaradaha Garowe ayaa waxaa loo bixiyay General Maxamed Abshir muuse

Daawasho wacan: 

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top