US

Cudurada Galmada La’isugu Gudbiyo oo aad ugu kordhay wadanka Mareykanka

Cudurada Galmada La’isugu Gudbiyo ee STD ( Sexual Transmitted Disease) –yada oo sidoo kale loo yaqaanno cudurrada xubnaha galmada ayaa waxaa kor u kacay dadka ay cuduradani ku dhaceen sannadkan.

Xarunta Xakamaynta iyo Ka Hortagga Cudurrada ee dalka Mareykanka ayaa shalay soo saartay war saxaafadeed ay uga hadlayso kor u kaca ku yimid Cudurada Galmada La’isugu Gudbiyo.

Sidoo kale Waaxda Caafimaadka ee gobolka  Minnesota ayaa sheegtay in tiradda dadka qaba Cudurada Galmada La’isugu Gudbiyo ee ka soo jeeda Barriga Afrika ee ku dhaqan gobolka Minnesotay ay iyaduna kor u kacday.

Haddaba warbixintii ay soo gudbisay Xarunta Xakamaynta iyo Ka Hortagga Cudurrada ee dalka Mareykanka oo ku qoran luuqada Ingriisiga halkan Hoose ka akhriso.

 

STDs at record high, indicating urgent need for prevention

To Top