Wararka Soomaaliya

Beel ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed oo Shir la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya

kulan balaraan ayaa xalay waxaa uu ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxaana kulan wada qaatay Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed farmaajo iyo Qaar ka mid ah Xubnaha Baarlamanka Aqalka Hoose ee Ka soo Jeeda Beesh direed oo uu hor kacayay Gudoomiye Ku xigeenka Labaad Mahad Cabdla Cawad waxaana kulanka ka qeeb galay in kabadan 50 Xildhibaan iyo Odayaasha dhaqanka Beesha Direed sida ay u dhan yihiin.

Ujeedka kulanka ayaa waxaa muu ahaa Taageeridda Dowladda iyo sida Beesha direed kaalin Mug leh ugu qaadan lahaayeen dhisidda Xasiloonida dalka iyo garab istaaga Dowladda Soomaaliya.

Waxaana kulankan dalbaday Odayaasha Dhaqanka beesha direed in Madaxweynaha ay u sheegaan taageerida iyo garab istaaga ay garab istaagayaan Dowladooda.

Waxaa kulanka Hadalo ka jeediyay qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Beesha Direed waxayna Madaxweynaha ay u sheegeen in garab iyo gaashaan u yihiin.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top