Health

Ayeeyooyin cimri degdega kula dagaala ciyaarta feerka

Haween da’a ah ama ayeeyoonin ay da’doodu weyntahay ayaa ciyaara ama barta sida loo feertamo si ay ula dagaalaan cimri degdega.

Haweenkan oo ku dhaqan wadanka South Africa ayaa sameeya tababar ciyaarta feerka ah. Haddaba hoos ka daawo haweenkan da’da ah ee ku dadaalaya sidii ay caafimaad wanaagsan ku heli lahaayeen. Haweenkan ayaa fahmay faa’iidada uu jimcisugu jirka u leeyahay, waxayna ogyihiin in taxadarka iyo dadaalka caafimaadku uuna cimri iyo da ku xirneyn.

Constance Ngubane, 79-years old, takes part in boxing lessons in an attempt to battle old age with exercise at Cosmo city outside Johannesburg, South Africa. REUTERS/Siphiwe Sibeko

 

Grannies take part in boxing lessons in an attempt to battle old age with exercise at Cosmo city outside Johannesburg. REUTERS/Siphiwe Sibeko

 

A granny takes part in boxing lessons in an attempt to battle old age with exercise at Cosmo city outside Johannesburg. REUTERS/Siphiwe Sibeko

 

A granny takes part in boxing lessons in an attempt to battle old age with exercise at Cosmo city outside Johannesburg. REUTERS/Siphiwe Sibeko

 

Gladys Ngwenya, 77-years old, takes part in boxing lessons in an attempt to battle old age with exercise at Cosmo city outside Johannesburg, South Africa, October 12 2017. Picture taken October 12, 2017. REUTERS/Siphiwe Sibeko

To Top