Wararka Soomaaliya

Amaanka Muqdisho oo Aad loo Adkeeyay

Wadooyinka Muqdisho soo gala iyo kuwa ka baxa intba waxaa la dhigay ciidan farabadan oo u badan Xasilinta.

waxaana lajoojiyay dhamaan gaadiidka dad weynaha waxaa wadooyinka lagu arkayaa shacabka oo lugeynaya.

sababaha sidaas loo yeelay ayaa saraakiishu waxay ku sheegayaan in ay tahay shirrki ka socda Muqdisho oo Madaxda heer caalimi ah.

waxaa lagu wadaa in shirkaas la soo gaba gabeeyo.

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top