Wararka Soomaaliya

Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga ee Xilka laga Qaaday oo War-Saxaafadeed Soo Saaray

Muqdisho(Tusmo Times) Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumada Somalia ee dhowaan Xilka laga qaaday Cabdulaahi Xayir Ducaale ayaa Maanta soo saaray War-saxaafadeed uu kaga jawaabayo wareegto xilka looga qaaday oo ka soo baxday Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Xayir (Maareeye)

Agaasimahaas ayaa qoraalkiisa ku sheegay in wasiirka uu shaqo joojin ku sameyn karo balse uusan awood sharci ah u laheyn inuu xilka ka qaado, wuxuuna intaas raaciyey  in markii hore xilka loogu magacaabay Wareegto Madaxweyne oo ay ansixiyeen Golaha Wasiirada, haddii xilka laga qaadayana ay tahay in wadadaas loo soo maro.

Qoraalka ka soo baxay agaasimaha ayaa u qornaa sidatan:-

Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

To Top